Wararka ka imaanaya degmada Caluula ee gobolka Gardafuu ayaa sheegaya in halkaasi ay ku soo rogmadeen biyihii badda, waxaana ay qaateen guryo badan oo kuyaaley xaaxiga badda iyo ku dhowaad 20 doomood oo nooca kalluumaysiga ah.
Faadumo Cabdi Muumin oo kamid ah dadka kunool degmadaasi oo la hadashay Idaacadda Daljir ayaa sheegtay in biyaha baddu ay soo keceen kahor inta aysan doonyo badan iyo guryo uu keeddii kamid ahaa, waxaana ay u warantay Xasan Haykal.
DHEGAYSO
COMMENTS
Alloow hanagu soo fasaxin Badda, ummaddaas masaakiinta ahna Alloow u hiilli. Aamiin
alla haka badbadiyo amin
Alla haka badbaadiyo maqaadiirta intii ku maal iyo nafwaydayna alla samir hanaga siiyo