Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Puntland, Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay, iyo wefdi uu horkacayo ayaa maanta booqday deegaanada Godad, jeexdin iyo Gacnafale. Wefdiga waxaa ka mid ahaa wasiirada howlaha guud iyo Ganacsiga, Xildhibaano, maamulka Gobolka iyo masuuliyiin kale.
Hoos ka dhegayso codadka Camay iyo masuuliyiinta kale iyo waliba sawirro deegaanka ay mareen.
Camay iyo Gacnafale
Camay iyo Godad
Guddoomiyaha Gobolka
COMMENTS