MKX Carrabey: “Aniga iyo Madaxweyne Xaaf khilaafkii naga dhexeeyey wuu dhaamanaya mar dhow” (dhegayso)

MKX Carrabey: “Aniga iyo Madaxweyne Xaaf khilaafkii naga dhexeeyey wuu dhaamanaya mar dhow” (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug oo weli ku sugan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii lagu dhexdhexaadinayey madaxda is khilaafsan ee Galmudug.

Maxamed Xaashi Carrabey ayaa waxa uu sheegay in wahadaladaas ay garwadeen ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), isla markaana intiisa badan khilaafkii jiray la xaliyey inta harsana la dhameystiri doono.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com