Agoonta Bossaso oo la Ciidsiinayo (dhegayso)

Agoonta Bossaso oo la Ciidsiinayo (dhegayso)

Afhayeenka nabadoonada gobolka Bari nabadoon Cabdulqaadir Ibraahim Xarago oo maanta waraysi siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey dedaalo ay maalmihii ugu dambeeyey agabka ciidda ugu iibinayeen carruurta agoonta ah ee kunool magaalada Boosaaso.

DHEGAYSO

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com