Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (Daawo)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garowe, waxaana inoo daadihinaya Maxamed Ibraahin Geelle. Caawa & Daljir kaga bogo wixii maanta warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Dhegayso.

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Cabdinaasir Jeekey. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. Hoos ka dhegayso.