MARTISOOR: Agaasimaha Miino Baarista Puntland Maxamed Muuse Jaamac | Shaqada waaxda miino baarista.

#Martisoor Agaasimaha Miino Baarista Puntland Maxamed Muuse Jaamac | Shaqada waaxda miino baarista, dhaliilo uu ujeediyay xukumada uu ka tirsan yahay, shaqaaqadii Garowe, arrimaha doorashooyinka, ayuu ka hadlay | Abdinasir Ibrahim Mohamed

MARTISOOR: Gudiga Hormarinta Gaalkacyo Xagee mariyeen lacagtii Korontada iyo biyaha loo saaray dadka

#Martisoor Gudiga Hormarinta Gaalkacyo Xagee mariyeen lacagtii Korontada iyo biyaha loo saaray dadweynaha,? laamiga aargada Cusub oo burbur soo gaaray kahor xarig-jarkiisa ayaa eedas leh,? Safarada ay dibadda ku marayaan qarashka xagee ka baxayaa,? iyo su,aalo kale waxaa marti ku ah Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Cabdiraxman Cumar Dheere | Abdinasir Ibrahim Mohamed.