Category: Barnaamijyada
-
WARKA FIIDNIMO | XUSEEN MADAR | DALJIR GAALKACYO
-
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Cawayisn wanaagsan dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo nooga daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Daawo.
-
WARKA FIIDNIMO | MAXAMED IBRAAHIM GEELLE | DALJIR GAROWE
-
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad
-
WARKA FIIDNIMO | CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN | DALJIR GAROWE
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (Daawo)
Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garowe, waxaana inoo daadihinaya Maxamed Ibraahin Geelle. Caawa & Daljir kaga bogo wixii maanta warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Dhegayso.
-
Warka Fiidnimo, Cabdishakuur Sunni Gaagaab, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan kuna soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdishakuur Sunni Gaagaab, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga
-
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO
-
Maanhadal, Qiimaynta Musharaxiinta ugu cadcad xilka Madaxnimo ee Soomaaliya,