TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
586
587
588
589
590
…
818
7056
/ 9811 POSTS
Baahin: Khamiis, Mar 22, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Xudun, Bakool oo u gacan gashay ciidamada dawlada federaalka & Ethiopia; Nin ka tirsanaa ciidamada Al-shabaab ee buurala Golis oo isu dhiinay ciidanka Puntland; Dawlada federaalka oo sheegtay in ay dejisay qorshe lagu sugayo amniga meelaha laga qabsaday Al-shabaab.
Maarso 22, 2012
Read More
Ciidamada dawladda Federalka oo la wareegay degmada Xudur ee gobolka Bokool.
Maarso 22, 2012
Read More
Nin ka tirsanaan Al-shabaabka buuraha Golis oo isu dhiibay ciidanka Puntland.
Maarso 22, 2012
Read More
M/weynihii hore ee Soomaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo saaka ku geeriyooday Dubai.
Maarso 22, 2012
Read More
Baahin: Arbaca, Mar 21, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidanka amniga ee Bossaso oo soo bandhigay walxaha qarxa & hub fudud oo ay qabteen; Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee Puntland oo uga digtay ciidanku in ay qalab ciidan ku dhex qaataan magaalooyinka; Baydhabo oo bandhow lagu soo rogay; Wada-xaajoodkii ka socday gobolka Karkaar oo yididiilo laga muujiyey.
Maarso 21, 2012
Read More
Baahin: Salaasa, Mar 20, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Bossaso. Sodomeeyo qof oo ku dhimatay dagaal ku dhex maray Dhuusamareeb Al-shabaab & Ahlu-sunna; M/weyne Faroole oo furay wada-xaajood 2 ardaa oo muran-dhuleed hore ugu dhex maray Rako Raaxo, Bari; Shire, wasiirka xanaada xoolaha oo ka warramay sayalado xooleed oo laga hirgalinayo Puntland; Gaashaan, wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntalnd oo ka xog warramay dhismaha golayaasha deegaanka ee gobollada.
Maarso 20, 2012
Read More
Shirkadda Range Resource oo sheegtay in ay heshiish cusub oo shidaal baadhis ah la gashay dawladda Puntland.
Maarso 20, 2012
Read More
Baahin: Isniin, Mar 19, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wafti uu hogaaminayo M/weyne Faroole oo booqasho ku jooga Rako Raaxo; Kulamo maalintii 2-aad uga socda Baydhabo wufuud uu hogaaminayo afhayeenka baarlamaanka federaalka; Maxkamda ciidanka qalabka sida Puntland oo xukun xarig & ganaax ah ku xukuntay askari lagu eedeeyey sakhraanimo iyo haysasho lacag faalsa ah; Maamulka gobolka Sh. Hoose oo sheegay in saraakiisha ugu sareeya Al-shabaab oo ku dhuumanayaan gobolka.
Maarso 19, 2012
Read More
Baahin: Sabti, Mar 17, C/risaaq M. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Turkiga oo dayactir iyo dhisme ku samayn doona madaarka Galkacyo & laamiga dheer ee isku xira gobollada Puntland; Ahlu-sunna oo sheegtay in ay guulo ka gaareen dagaalada ka socda koonfurta Somaliya; Wada-xaajood u socda bahda saxaafada ee gobolka Bari & xukuumada Puntland.
Maarso 17, 2012
Read More
Baahin: Khamiis, Mar 15, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. 50-meeyo maxbuus oo Somali ah oo laga siidaayey xabsiyada Libya, 70-neeyo kale muhaajiriin ah oo la xiray; Qarax miino oo sigay taliyihii hore ee ciidanka bilayska gobolka Mudug; Dhawr qof oo loo qabtay fal-dambiyeedka; Qurbajoogta Puntland oo ka digay is-maandhaaf siyaasadeed oo carqalad ku noqda horumarka Puntland.
Maarso 16, 2012
Read More
Soohdinta Ethiopia & Eritrea oo dhiillo colaadeed ka taagan tahay, kaddib weerarkii shalay.
Maarso 16, 2012
Read More
Mudanayaasha baarlamanka Kenya oo dowladda ku dhaliilay ammaandarrida ay islaamiyiinta Soomaaliya ka fulinayaan Kenya.
Maarso 16, 2012
Read More
1
…
586
587
588
589
590
…
818
7056
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com