TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
598
599
600
601
602
…
818
7200
/ 9811 POSTS
Dawladda Federaalka oo heegan galisay ciidankeeda, codsatayna in cunaqabataynta hubka laga qaado Somaliya.
Febraayo 13, 2012
Read More
Marka Bowden oo sheegay in ay ka qayb qaadanayaan dib u celinta barakacayaasha ku sugan Muqdisho
Febraayo 13, 2012
Read More
Wasiirka maaliyadda dawladda federaalka iyo guddoomiyaha bangiga dhexe oo maanta Galkacyo ka soo degay.
Febraayo 13, 2012
Read More
Dawladda Federalka oo heegan galisay ciidankeeda, codsatayana in cunaqabataynta hubka laga qaado Somaliya ka dib midawgii Al-shabaab iyo Al-qaacida. ?War-saxaafadeed?
Febraayo 13, 2012
Read More
Puntland oo sheegtay inay qabatay nin ay walaalo yihiin Max?ed Siciid ?Atam? ahna ninkii kooxdaasi u qaabilsanaa miinooyinka.
Febraayo 13, 2012
Read More
Baahin: Axad, Feb 12, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Xulka gobolka Nugaal oo qaaday horyaalka ciyaaraha gobollada Puntland 2012; Juxa, wasiirka waxbarashada ee Puntland oo dhaliilay maaraynta & qaybinta deeqaha waxbarasho ee dawlada federaalka; M/weyne Shariif oo sheegay in ay Al-shabaab ka xorayn doonaan gobollada dalka oo dhan.
Febraayo 12, 2012
Read More
Xaaladda Baladwayne oo saaka dagan iyo maleeshiyaadkii dagaalamay oo wali is horfadhiya
Febraayo 12, 2012
Read More
Xulalka kubadda cagta ee gobolada Karkaar iyo Nugaal oo galabta ciyaari doona fiinaalaha iyo xulka hanta koobka oo la dhowrayo maanta
Febraayo 12, 2012
Read More
Fanaanadda iyo aktarada Maraykanka ah ee Whitney Houston oo geeriyootay iyadoo 48 jir ah
Febraayo 12, 2012
Read More
Bari: Tahriibayaal geeriyooday iyo kuwo kale oo la badbaadiyay
Febraayo 11, 2012
Read More
Baahin: Sabti, Feb 11, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka badda ee Puntland oo badbaadiyey 13 tahriibayaal dumar & caruur ah; tiro kale ayaa geeriyootay; Taliyaha ciidanka badda ayaan ka waraysanay; M/weyne Shariif oo kormeeray xarumo dawladeed ee ay baneeyeen shacabku; Barakac ka bilawday meelo ka mid ah gobolka Gedo; Nabadoon Maxamed Sh. Xasan ayaan ka waraysanay; Tababar ku saabsan maamul wanaaga & baahinta maamulka oo ka furmay Garowe.
Febraayo 11, 2012
Read More
Midowga Afrika oo shaaciyay inuu mashaariic ka fulin doono Muqdisho.
Febraayo 10, 2012
Read More
1
…
598
599
600
601
602
…
818
7200
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com