TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
629
630
631
632
633
…
818
7572
/ 9811 POSTS
?Dawladdii hore waxay ka dhisnayd ciidanka, waxayna ka burburtay ciidanka, haddii aad sharafta dalka ilaalisaan nabadu way soo naqonaysaa? Madaxwayne Shariif
Nofeembar 7, 2011
Read More
Ciid Mubaarak – Caalamka Islaamka oo maanta laga xusayo munaasabada Ciid al adhxa; Warar ku saabsan sidii looga ciiday gobollada Somaliya.
Nofeembar 6, 2011
Read More
Baahin: Axad, Nov 06, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Caalamka Islaamka oo maanta laga xusayo munaasabada Ciid al adhxa; Iska-horimaad hubaysan oo sababay khasaare dhimasho & dhaawac leh oo ka dhacay Ceerigaabo, Sanaag; Diblamaasiyiin ka tirsan wasaarada arrimaha dibedda ee dawlada federaalka oo tababar uga furmay Dubai.
Nofeembar 6, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Nov 05, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. Sh. Cali C/qaadir oo tafaasiil ka bixiyey fadliga ciid al adhxa & gudashada waajibaadka xajka; Warbixin ku saabsan sida looga ciidayo gobollada Somaliya & caalamka Islaamka; Khaliif Ajaaya, wasiirka cadaalada ee Puntland oo salaan ku aadan munaasabada ciidda u diray caalamka Islamka.
Nofeembar 5, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Nov 03, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Dalka Turkiga oo safaarad ka furtay Muqdisho; M/weyne Shariif oo qaabilay safiirka cusub; Qaar ka mid ah odayaasha gobolka Mudug oo taageeray keenitaanka ciidanka AMISOM ee Galkacyo; maamulka gobolka oo isna soo dhaweeyey; Taliyihii hore ee ciidanka bilayska Puntland oo xilkii wareejiyey.
Nofeembar 3, 2011
Read More
Madaxda gobolka Mudug oo meel-ka-dhac ku tilmaamay shirkii shalay lagu diiday imaatinka AMISOM, soona dhaweeyey keenistooda.
Nofeembar 2, 2011
Read More
Eritrea oo la sheegayo inay diyaarado hub sida ka dajisay magaalada Baydhabo.
Nofeembar 2, 2011
Read More
?Xarigaygu ma ahayn mid ku salaysan arrimo siyaasadeed, ee dhacdo lama filaan ah ayay ahayd? Xildhibaan Xaange.
Nofeembar 2, 2011
Read More
Isbitaalka Galkacyo oo maanta lagu wareejiyey dawo iyo qalab caafimaad oo ka yimid dawladda Talyaaniga.
Nofeembar 2, 2011
Read More
Hay?adda Bish Cas Iran oo qorshaynaysa inay dib goobahoodii ugu celiso 4,000 oo qoys, kuwaasoo horay uga soo barakacay gobollada dhexe.
Nofeembar 2, 2011
Read More
Hay?adda Bish Cas Iran oo qorshaynaysa inay dib goobahoodii ugu celiso 4,000 oo qoys, kuwaasoo horay uga soo barakacay gobollada dhexe.
Nofeembar 2, 2011
Read More
Ururka Al-shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya oo marayey duleedka Dhoobley.
Nofeembar 1, 2011
Read More
1
…
629
630
631
632
633
…
818
7572
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com