TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
653
654
655
656
657
…
818
7860
/ 9811 POSTS
Puntland oo badbaadisay 14 bad-maax oo ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah.
Agoosto 3, 2011
Read More
Dawlada Maraykanka ee dabcisay xayiraadda gargaar-gaasiinta dhulka Al-shabaab maamulo.
Agoosto 3, 2011
Read More
M/weyne Shariif iyo R/wasaare Meles oo kulan ku yeeshay Addis-ababa, kana wadahadlay arrimo khuseeya labada dal.
Agoosto 2, 2011
Read More
Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Radio Daljir oo caawa si rasmi ah u bilaabanaya.
Agoosto 2, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Aug 02, Weriye Cabdi X. Kuuriya~ Daljir ~ Bossaso. “Ha soo galeen, odayaashooda ha soo raaceen, ha yimaadeen deegaankooda oo xor ah” Khudbadii M/weyne Faroole ee xuska 1-da Ogoosto; 14 bad-maax oo u dhashay Thailand oo ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah oo Puntland la wareegtay; Qurbajoogta Puntland oo ka qayb qaadanaya gurmadka abaaraha; Gallan, Gudd. gobolka Bari oo sheegay in uu culayska saari doono adkaynta amniga.
Agoosto 2, 2011
Read More
Agaasime Gaardi iyo wariye Siciido-kiin oo hadda laga siidaayey saldhigga Garowe.
Agoosto 2, 2011
Read More
Madaxwayne Faroole oo jeediyay khudbad muhiim ah balse aanan taaban qaddiyado xasaasi ah oo laga filayay.
Agoosto 2, 2011
Read More
QM oo ka digtay in macaluusha ku fidayso lix gobol oo kale, kuna baaqday gargaar deg deg ah.
Agoosto 2, 2011
Read More
Madaxwayne Faroole oo jeediyay khudbad muhiim ah balse aanan taaban qaddiyado muhiim ah oo laga filayay.
Agoosto 2, 2011
Read More
Nin xalay lagu dilay Garoowe xilli la isku diyaarinayay xuska 13 guurada Puntland
Agoosto 1, 2011
Read More
Shir wadatashi ah oo ay yeelanayaan Ahlu-sunna ayaa maanta ka furmay degmada Caabudwaaq.
Agoosto 1, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Aug 01, Weriye Cabdi X. Awoowe ~ Daljir ~ Garowe. Munaasabado lagu xusayo 1-da Ogoosto oo ka dhacay gobollada Puntland; Qurbajoogta Puntland oo xusay munaasabada 1-da Ogoosto; Ciidanka bilayska ee dawlada federaalka ah oo sheegay in ay qabteen dad lagu tuhmay dilka xil. Khaliif Warfaa.
Agoosto 1, 2011
Read More
1
…
653
654
655
656
657
…
818
7860
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com