TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
671
672
673
674
675
…
818
8076
/ 9815 POSTS
Baahin: Salaasa, May 31, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. ?Dad Somali ah ayaa ku dhintay dagaalka maanta, qaarna waa la la?yahay? Qunsulka safaaradda Somalida ee Cadan … 5 saldhig bilays oo Galkacyo ku yaalla oo maanta dayactir iyo dib-u-habayn lagu bilaabay. … Maraakiib dagaal oo dad kallumaysato ah ka kaxaystay xeebta Kismaayo, jajabiyeyna doonyo kalluumaysati … Maamulka rugta ganacsiga ee Puntland oo xil kordhin laba sano loo sameeyey …
May 31, 2011
Read More
Baahin: Isniin, May 30, Weriye Maxmed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wasiirka warfaafinta ee Puntland oo tafaasiil ka bixiyey dagaal ka dhacay Tukaraq, ku eedeeyey Somaliland weeraro gardarro ah … Puntland oo ku eedaysay dawlada federaalku in ay lug ku leedahay dagaalka ka soo cusboonaaday gobolka Sool … Ururka suxufiyiinta Somaliyeed ee NUSUJ oo doortay hoggaan cusub; Burhaan Axmed Daahir, guddoomiyaha cusub ayaan waraysanay … 2,500 oo barakacayaal ah oo laga raray boosaskii ay degaanaayeen ee magaalada Bossaso; Duqa magaalada Bossaso ayaan waraysanay … Gudd. gobolka Gedo oo ka xog warramay dagaalada ka socda gobolka, sheegay in ay dhawaan la wareegi doonaan gobolka …
May 30, 2011
Read More
Dagaal ka dhacay duleedka Tukaraq, Sool; Gaadiid dagaal oo laga qabsaday ciidanka Somaliland.
May 30, 2011
Read More
Wakiila midowga Afrikaa ee Somaliya oo ku baaqay in loo midoobo nabad-ka-dhalinta Soomaaliya.
May 30, 2011
Read More
Ururka suxufiyiinta Somaliyeed ee NUSUJ oo doortay hoggaan cusub.
May 30, 2011
Read More
Puntland oo sheegtay in ay Somaliland weerar ku soo qaadeen dagmada Tukaraq, Sool; dawlada federaalka ahna ku eedaysay in ay ku lug leedahay.
May 30, 2011
Read More
Xukuumada federaalka oo soo dhawaysay natiijada shirkii Nairobi; xeer-ilaaliyihii guud ee dawladda oo xilka laga qaaday.
May 30, 2011
Read More
War saxaafadeed: Dawladda Puntland oo beenisay warbixin ay qortay Financial Times ee lacag madax-furasho ah oo lagu qabay madaarka Muqdisho.
May 29, 2011
Read More
QM oo hub iyo gaadiid ciidan siinaysa AMISOM.
May 29, 2011
Read More
Baahin: Axad, May 29, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Madax ka tirsan maamulada Somaliya oo ka qayb galay shirar lagu darsay daryeelka xuquuq al insaanka ee Somaliya; Marwo Caasha Geelle Diiriye oo ka qayb gashay shirarka ayaa waraysanay … Ka-qaybgalkii Somaliland ee shirkii Nairobi; Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Maxamed C/llahi Cumar ayaan waraysanay … C/risaaq Cabdulle Geesood, wasiirkii hore ee Cadaalada ee Puntland oo lagu eedeeyey in uu dhaqdhaqaaq siyaasadeed ka wado Galdogob; Geesood oo taa beeniyey ayaan waraysanay … Kalluumaysatada maxalliga ah oo khaati ka taagan maraakiibta jariifka ee sida sharci darrada ah uga ugaadhata xeebaha Somaliya; Siciid Antena, Duqa degmada Bander Bayla ayaa waraysanay …
May 29, 2011
Read More
QM oo hub iyo gaadiid ciidan siinaysa AMISOM
May 29, 2011
Read More
Hay?adda VSF Germany oo maanta Garoowe ka furtay aqoon is-waydaarsi ku saabsan hormarinta caanaha xoolaha
May 28, 2011
Read More
1
…
671
672
673
674
675
…
818
8076
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com