TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
687
688
689
690
691
…
818
8268
/ 9811 POSTS
Wafti Issimo ah oo uu hogaaminayo Suldaan Siciid Garaase oo booqasho ku tagay Buuhoodle.
Maarso 30, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Mar 30, Weriye Xuseen Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Garowe: Issimada Sool, Sanaag & Cayn oo qoraal dhab-ka-hadal ah u gudbiyey wafti ka socda Britain … Hurdiya: Mudaaharaad looga soo horjeedo burcad-badeedda oo ka dhacay deegaanka Hurdiya; Siciid Sh. Maxamed oo aan ka waraysanay dhibaatada burcad badeeddu ku haysto deegaanka … Muqdisho: Xildhibaanada dawlada federaalka ah oo ku adkaystay xil-kororsiga 3-da sanno ah; Xil. Kaynaan ayaan ka waraysanay … Bossaso: Maxjarka Bossaso oo aduun dhan 50,000 (konton kun) oo doolar ugu deeqay mashruuca gurmadka abaaraha …
Maarso 30, 2011
Read More
Baahin: Mar 29, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Muqdisho: Dawlada federaalka ah ee Somaliya oo shahaada sharaf guddoonsiisay ashkhaas dawr ka qaatay siidaynta lammaane British ah oo ay afduub u haysteen dabley Somali ah; M/weyne Shariif oo munaasabadaas kaga hadlay qoraalo foojari ah oo uu sheegay in laga faafiyey dawladiisa … Bossaso: Gen. Yusuf Axmed Khayr, wasiirka amniga ee Puntland oo bahala-galeen ku tilmaamay mid ka mid ah xaafadaha Bossaso; tacsina ka diray dilka nabadoon Axmed Saalax Caynab oo habeen hore lagu dilay Bossaso … Buurtinle: Shacabka Buurtinle oo dhaliilay kaalinka dawlada Puntland ee gurmadka abaaraha, codsanayna gargaar deg deg ah … Buuhoodle: Dawlada Puntland oo gaarsiisay gobolka Cayn raashin mucaawino ah oo dhan 70 ton …
Maarso 29, 2011
Read More
“Puntland waa u sharaf-dhac in ajnabi la soo qafaashay madax-furasho loogu haysto dhulkeeda” G/lle Dhexe Gantaal.
Maarso 28, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Mar 28, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Warbixin ku saabsan shir weynaha nabadeed ee haweenka Somaliya oo ka furmay Garowe; Khudbadihii furitaanka shirka ee M/weyne Faroole & madaxda kale … “Puntlnad waa u sharaf-dhac in ajnabi la soo qafaashay madax-furasho loogu haysto dhulkeeda”, taliyaha ciidanka birmadka Puntland, G/lle Dhexe Gantaal … Xil. Axmed Cawad Cashara oo aan ka waraysanay doodihii fadhiga golaha wakiilada Somaliya ee maanta … Afhayeenka wasaarada warfaafinta ee Somaliya oo difaacay sababta loo xiray madaxda idaacada Shabeelle …
Maarso 28, 2011
Read More
Wada-hadlisiinta siyaasiyiinta Laas-Caanood iyo Buuhoodle.
Maarso 27, 2011
Read More
Gaalkacyo: Madaxda gobolka, kuwa degmooyinka iyo guddiga abaaraha oo ka arrinsaday xaaladda abaaraha.
Maarso 27, 2011
Read More
Dawlada Puntland oo biyo-dhaamis & raashin qaybis ka bilawday degmooyin ka tirsan gobolka Nugaal.
Maarso 25, 2011
Read More
Magaalada Galkacyo oo ay ka bilawdeen hawgallada la-dagaalanka burcad badeedda.
Maarso 25, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Mar 24, Weriye Khadar Cawl~ Daljir ~ Buuhoodle. “Mawqifkii Puntland ee Federaalka waxba iskama baddalin, wada-hadalse waa ka furan yahay” M/weyne Faroole … Garaad C/llahi Cali Ciid oo ka hadlay kacdoonka shacab ee dhex maanshaynaya Wadamada Carabeed … Gudd. gobolka Cayn oo cambaareeyey caburtinta saxaafadda & shacabka gobolka Sool … Abaaro saameeyey meelo ka mid ah gobolka Hiiraan; Duqa degmada Matabaan oo aan waraysanay …
Maarso 24, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Mar 23, Weriye Xuseen Madar ~ Daljir ~ Boosaaso. Xaaladda Abaaraha: Wasiirka maaliyadda Puntalnd oo shir ganacsi kaga warbixiyay xaaladda abaaraha iyo dowrka dawladda … Boosaaso: Dib-u-habayn lagu sameeynayo xarunta dawladda hoose ee Boosaaso … Carmo: Duqa degmada oo booqday degaannada abaaruhu saameeyeen kadibna Daljir la hadlay … Garoowe: Tababar loo soo gabagabeeyay saraakiisha wasaaradda xannaanada xoolaha …
Maarso 23, 2011
Read More
Gaalkayco: Nabaddoon Xuseen C Dude oo la aasay iyo dilkiisa oo aan cidna loo qaban.
Maarso 21, 2011
Read More
1
…
687
688
689
690
691
…
818
8268
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com