TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
692
693
694
695
696
…
818
8328
/ 9811 POSTS
Baahin: [Maalin], [Taariik], Weriye …… … … … …
Febraayo 23, 2011
Read More
Baahin: [Arbaca], [Feb 23], Weriye Xuseen C. Jimcaale Madar…Madaxda Dawladda FKMG ah ee Soomaaliya oo guul ka sheegatay dagaal ay la galeen kuwa Alshabab;Dagaallo culculus oo ka dhacay Muqdisho, Baladwayne, Baladxaaso iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya …Waraysi gaar ah: Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Federaalka KM oo ka hadlay guulaha dawladda ee dagaallada Socda …Boosaaso: Qareenno ka hadlay xad-gudubyo dagaal oo ka dhacay gobolka Cayn,Booliska Bari oo ka hadlay tahriibiyayaal ay soo qabteen …
Febraayo 23, 2011
Read More
Cayn: Dagaallo kooban oo maanta dhacay iyo xiisad colaadeed oo saraysa.
Febraayo 23, 2011
Read More
Here goes the headline …
Febraayo 22, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Feb 22, Weriye Axmed Jookar … Nabadoonada Bari oo ku baaqay in la joojiyo colaadda gobolka Cayn, uguna baaqay Somaliland in ay ka baxdo gobollada Sool & Cayn …Col. Indhayare oo ka dayriyey cawaaqibka dagaallada gobollada Cayn …M/weyne ku xigeenka Puntland oo dhagax dhigay xarunta dhaqanka & horumarinta afka hooyo … Qurbajoogta Puntland ee dalka Yemen oo dhalleeceeyey dagaallada gobolka Cayn, tageerayna mawqifka dawlada Puntland …
Febraayo 22, 2011
Read More
Nabaddoonada Bari oo ka digay cawaaqibka dagaalka Cayn, Somaliland-na ugu baaqay in ay ka baxaan Sool iyo Cayn.
Febraayo 22, 2011
Read More
“Maamulka Siilaanyo dulmi aan qarsoonayn ayay ku soconayaan, in la iska difaacaana waajib weeye” Culimada gobolka Cayn.
Febraayo 22, 2011
Read More
“Colaadda Kalshaale waxaa ay ku haboonayd in loo daayo beeluhu in ay ka heshiiyaan. ” Col. Indhayare.
Febraayo 22, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Feb 21, Weriye Maxamed C. Kooshin … Wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo ka warbixiyey khasaaraha dagaalladii gobolka Cayn …”Maamulka SNM nabad dooni maayaan” Caaqil X. Maxamuud Cumar Camey …Bannaanbax looga soo horjeedo dagaallada gobolka Cayn oo maalintii 2-aad ka dhacay Garowe…Mudaaharaad looga soo hojeedo dagaallada gobolka Cayn oo ka dhacay Badhan & Hadaaftimo, Sanaag …
Febraayo 21, 2011
Read More
Dagaal ku dhex maray Kalshaale, Hagoogane & Maygaagle ciidan beeleedka gobolka Cayn iyo Somaliland.
Febraayo 20, 2011
Read More
Baahin: Axad, Feb 20, Weriye C/Fitaax C. Geeddi… Waraysiyo & warbixinno – Dagaallo khasaare gaystay oo ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Cayn …Garowe: Bannaanbax looga soo horjeedo dagaallada gobolka Cayn …Galkacyo: Bannaanbax looga soo horjeedo dilalka abaabulan laguna taageerayo shacabka gobolka Cayn …Shirkadda Golis oo futay bangi cusub oo lagu magacaabo Salaam Puntland …
Febraayo 20, 2011
Read More
“Waxaan ka mudaaharaadaynaa dadkayaga lagu laynayo Buuhoodle illa Kalshaale” Mudaaharaad Garowe.
Febraayo 20, 2011
Read More
1
…
692
693
694
695
696
…
818
8328
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com