Ceel biyoodkii Tuulada Awr-boogays ee gobolka Sool oo jabay (dhegayso)

Ceel biyoodkii Tuulada Awr-boogays ee gobolka Sool oo jabay (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya Tuulada Awr-boogays ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ay ciladi ku timid oo uu jabay Riigii biyaha ee Ceelkaasi ku yaalay deegaanka oo ay dadka iyo duunyaduba ay ka cabi jireen.

Xidig Maxamuud Warsame oo kamid ah odayaasha deegaanka ayaa Xiriir uu lasoo sameeyey Radio Daljir waxa uu baaq u diray Hay”adda Baasaweyn iyo dawladda Puntlad,

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com