Ciidamada Amaanka Galmudug oo howlgalo ka sameyeey Dhuusamareeb

Ciidamada Amaanka Galmudug oo howlgalo ka sameyeey Dhuusamareeb

Ciidamada Booliiska Dhuusamareeb ayaa howlgal balaaran lagula dagaalamayo burcada waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid Dhuusomareeb.

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Sareeye guuto Bishaar Abshir Geedi oo ay wehliyeen Taliyaha Booliiska Dhuusamareeb Dhamme Nuur Cilmi, Gudoomiyaha Dhuusamareeb Moalim Abdrahman Geedaqorow iyo Saraakiil sare ayaa ciidamada howlgalka ku jira kormeeray.

Howlgalkaan ayaa kusoo beegmaya xili habeen hore Ciidamada Booliisku ay Xareeyeen dhamaan mootooyinka Bajaajta loo yaqaan oo aan shaqeynin maalintii labaad.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com