Qardho: Ciidamada amaanka ee gobolka Karkaar iyo maamulka gobolka ayaa soo bandhigay hub fudud oo ay kusoo qabteen hawlo-galo ay xallay ka sameeyeen magaalada Qardho.
G/sare Xuseen Cali Maxamuud iyo gudoomiye ku xigeebka gobolka Karkaar Xiir Yuusuf ayaa sheegay in dhamaan dadkii hubkaan sitay lasoo qabtay, sidoo kale maalmahan ayay sheegeen inay sii laba jibaari doonto hawlgalada amnigga lagu xaqiijiyo.
Daljir Media


COMMENTS