Ciidmaada ammaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa howgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ku qabtay madaxii amniyaadka Al-shabaab ee degmada Bariire ee gobolka Shabeelada hoose.
Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in howgalkan lagu soo qabtay sarkaalkaas uu ahaa xubin muhiim ah oo katirsan Al-shabaab, qaabilsanaana dilalka qorshaysan.
Majirto wax fahaafhin ah oo laga sii bixiyay oo ku saabsan magaca iyo goobta laga qabtay.
COMMENTS