Ciidamada Amniga ee dowladd deegaanka Itoobiya ayaa ku guulaystay in ay fashiliyaan qaraxyo la doonayay in lala beegsado goobo ay dadka isugu yimaadaan .
Qaraxyadan ayaa waxaa la shegay in ay soo abaabuleen xubno horay uga tirsanaa maamulkii madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar .
Madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa dhawaan shegay in ay jiraan xubno ka tirsanaa mamaulkii hore ee dowladd deegaanka oo ku dhuumaalaysanaya magaalada Hargaisa , soona abaabulaya falal lidi ku ah amniga .
Ciidamada ayaa soo qabtay nin lagu magacaabo Axmed Mahad Colow ,kaas oo ahaa abaabulihii qaraxyadan .
Halkan ka dhegayso Taliyaha ciidamada Liyuu Boolis.
COMMENTS