Ciidamada difaaca Puntland ee ka dagaallamaya Calmiskaad/Miiraale, ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ajaaniibtii halkaasinka dagaallamaysay.
Ninka la qabtay oo la sheegay in yu sarkaal ahaa, agaa dhalasho ahaan ka soojeeda dalka Turkiga sida ay shaaciyeen saraakiisha ciidadamada difaaca Puntland.
Horay ayaa sidaan oo kale ajaaniib dagaallamayaal ah iyo kuwo hoggaamineed loogu qabtay hawlgalka dagaal ee Calmiskaad.
Daljir Media.


COMMENTS