Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya oo ka shanaya Ciidamada Mareykanka ee ku sugna dalka Soomaaliya ayaa weerar qorshaysnaa waxa ay ku qaadeen xalay xarun Al-shabaab ay ku lahaayeen Gobolka Shabeellaha Hoose .
Weerarka ayaa ka dhacay degmada Owdhiigle ,lamana xaqiijin karo ilaa iyo haatan khasaaraha dhabta ah ee uu weerarkan dhaliyay .
Mareykanka ayaa ciidamada Soomaaliya ka caawiyay dagaalka Al-shabaab ,waxayna siiyaan taba baro iyo qalab Milatari.
COMMENTS