Ciidamada Boolsika Soomalaiya oo maanta howlgal kasameeyay degmada wada jir ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu iska horimaad khasaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay uu ku dhexmaray kooxo hubaysan oo dhac iyo boob ka gaysta magaalada Muqdisho.
inta laxaqiijiyay iska horimaadkan ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah kooxihii hubaysnaa , halka qaar kalena ciidamada ay soo qabteen.
Taliyaha qaybta galbeed ee ciidamada Booliska Soomalaiyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa Warbaahinta usharaxay sida uu iska hor imaadkan uu udhacay.
Dhegayso.
COMMENTS