Ciidamada dowladda oo howlgalo ka wada Shabeelada dhexe

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka wada Shabeelada dhexe

Ciidamada militariga dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa howlgalo ka wada deegaamo ka mid ah gobolka Shabeelada dhexe kadib markii lasoo weeraray fariisin ay ku lahaayeen deegaamada Basra iyo Daniga Baaloow oo ay maamlmo kahor kala wareegeen Al-shabaab.

Dagaal cuslus oo shalay ka dhacay deegaanka ayaa lasoo sheegayaa inuu jiro khasaare kadhashay inkastoo aan lasoo bandhigin.

Ciidamada dowladda ayaa isku fidinaya gobolka Shabeelada dhexe sida uu dhowaan warbaahinta uu usheegay abaanduylaha ciidamada militariga Cabdulaahi Cali Caanood.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com