Ku dhawaad ilaa 10 doonyood oo dalka Yemen laga leeyahay sifo sharcirado ahna uga kaluumysanayay xeebaha Puntland ayay ciidamada badda gacanta kusoo dhigeen | Hadab sidii uu howlgalkaasi u dhacay waxaan ka waraysanay taliyhii hognaaminayay ciidamada oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Diiriye | Wariye Maxamuud cabdi Ibraahin ayuu uwaramay.
COMMENTS