Dowladda Puntland ayaa ciidamo u dirtay gobolka Gardafuu oo ay maleyshiyo hubaysan ay jidgooyo u dhigteen dadka deegaanka.
Ciidamo katirsan madaxtooyada Puntland ayaa gaaray deegaankaasi,iyadoo maleyshiyadii jidgooyada dhigatay ay ka baxxsadeen goobta markii ay ka war heleen in ay kusoo wajahanyihiin ciidamada amniga.
Guddoomiyaha gobolka Gardafu Muuse Saalax Guuleed ayaa Daljir uwaramay.
Dhegayso.
COMMENTS