Ciidamo Gadoodsan oo Lagu Qanciyay Inay ka Baxaan Kastamka Canshuurta ee Koofurta Gaalkacyo

Ciidamo Gadoodsan oo Lagu Qanciyay Inay ka Baxaan Kastamka Canshuurta ee Koofurta Gaalkacyo

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamada Daraawiishta Galmudug oo dhawaan gadood ka sameeyey Koofurta magaalada Gaalkacyo lagu qanciyay inay isaga baxaan Kastamka lagu qaado canshuuraha ee Koofurta Gaalkacyo.

Ciidamadan gadoodsan ayaa dhawaan la wareegay kastamkan iyagoo ka cabanayay mushaar la’aan la soo deristey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com