Ciidamado sheegay iney ka gadoodeen xuquuq kaga maqan dowladda Puntland ayaa xirtay waddada xiriirisa Garowe ilaa & Laascaanood.
Inta la xaqiijiyay ku dhawaad 30 gaari ayaa ku xaniban waddadan oo ay saaran yihiin dad ubadan Haween, Caruur, & Dad waayeel ah.
Hadaba waxaan ka waraysanay arintan Cabdikaaf oo kamid ah Darawada gaadiidka dadweynaha ee waddadaasi ku safra, | WariyeXaawo Iskufilan ayuu u waramay
COMMENTS