Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in ciidamo Gadoodsan ay la wareegeen goor dhawayd Bangiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo. Lama oga illaa iyo haatan sababta keentay in ciidamo bangiga la wareegaan, balse maalmihii u dambeeyay ciidamadu waxa ay ka cabanayeen musharaad ay yiraahdeen muddo dhowr bilood ah lama qaadan.
Radio Daljir kala soco faahfaahinta warkan iyo wixii soo kordha.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS