Ciidamo ka soo ruqaansday gobolka Sool ayaa gaaray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool , waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay wasiiro iyo xubno katirsan gudiga difaaca Puntland .
Waxaa ugu horeen madasha ka hadlay oo Ciidamada Soo dhaweeyay Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad.
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b476c220201009eadc0b83f/codaka+wasiirada+Gudiga+Difaaca++.mp3
COMMENTS