Dagmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelada Hoose waxaa Tababar looga furay Ciidanka Booliska gaarka ah ee kGS qeybtooda Dagmadaasi.
Tabarkan ayaa waxaa furay wasiirka Amniga gudaha KGS Xasan Cabdulqaadir waxaana Goobjoog ka ahaa maamulka Dagmada & taliyaha ciidanka gaarka ah.
Tababarkan oo kor loogu qaadaayo aqoonta ciidanka Booliska Gaar ka ah ee KGS ayaa waxa uu kusaabsanaa xalinta khilaafaadka iyo xuquuqda Aadanaha.
Ciidanka ayaa loo Tababaraya sidoo au u xaqiijin lahaayeen Amniga ugana hortagi lahaayeen Weerarada Abaabuland & wax ka qabashada Fal dambiyeedyada.
COMMENTS