Ciidanka Amaanka Puntland, oo gacanta ku haya nin ku eedaysan kufsi

Ciidanka Amaanka Puntland, oo gacanta ku haya nin ku eedaysan kufsi

Ciidanka Amaanka Puntland, ayaa gacanta ku haya nin ku eedaysan kufsiga laba caruur ah oo danyar ah, Bilayska ayaa sheegay in eedaysanahan la hor geyn doono Hay’adaha Cadaaladda.

“Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, oo kaashnaya Qaybta Baarista Dembiyada (CID)ee Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay EEDAYSANE Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo ah 31 jir, kuna dhashay kuna nool magaalada Garoowe, laguna eedeeyay inuu kufsi u geystay labo gabdhood oo danyar ah.” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed kasoo baxay Puntland.

-Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com