Ciidanka Amniga Garoowe oo qabtay Rag laga shakiyaay (dhegayso)

Ciidanka Amniga Garoowe oo qabtay Rag laga shakiyaay (dhegayso)

Ciidamadda Booliska Gobalka Nugaal gaar ahaan caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa xalay qabtay rag saarnaa gaari xamuul ah,kaas oo kudhex socday Magaaladda ,isla markaana Ciidamadu ka shakiyeen.

Taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal G/sare Faarax Warsame Cabdiraxmaan oo Daljir la hadlayaay ayaa sheegay in raggan ay ka shakiyeen ,isla markaana baaris ay ku samayn donaan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com