Ciidanka Booliska Jublabd oo Xabsiga dhigay in ka badan 10 Haween

Ciidanka Booliska Jublabd oo Xabsiga dhigay in ka badan 10 Haween

Ciidamada Booliska Jubbaland, gaar ahaan Taliska qaybta Booliska gobolka Jubbada hoose ayaa magaalada Kismaayo ka soo qabqabtay 12 Haween ah.

Haweenkan ayaa lagu soo eedeeyey in loo haysto kicin bulsho iyo Abaabul dagaal Qabiil oo ay ka wadeen baraha bulshada ah.

Qoraal ka soo baxay Booliska Jubbaland ayaa lagu sheegay Haweenkan la horgeeyay Maxkamada degmada Kismaayo, laguna sii heyn doono xabsiga inta laga soo dhameystirayo dacwadooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com