Ciidanka Dawladda iyo kuwa Deegaanka oo Dib ula Wareegay Wargaadhi

Ciidanka Dawladda iyo kuwa Deegaanka oo Dib ula Wareegay Wargaadhi

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya deegaanka Wargaadhi ayaa sheegaya in ciidanka dawladda oo adeegsanaya daroonis ay jab xooggan gaarsiiyeen argagixisada, haatanna dib ula wareegeen Wargaadhi. Maydadka argagixisada ayaa la sheegay in ay meel kasta daadsanyihiin.

Daljir isha ku hay oo kala soco wararkii ugu danbeeyey ee deegaanka Wargaadhi.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com