Ciidanka Dowladda, “Ma Haysano Hub aan kula Dagaalano Alshabaab” (daawo)

Ciidanka Dowladda, “Ma Haysano Hub aan kula Dagaalano Alshabaab” (daawo)

Taliska militeriga Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa shaaca ka qaaday ineysan awood ulaheyn iney la dagaalamaan Kooxda Shabaab maadaama ciidamo aysan haysan, War kasoo baxay ciidamada ku sugan gobolkaas ayay ku sheegeen in AlShabaab ay haatan awood uleeyihiin iney si fudud ku qabsadaan magaalooyinka waa weyn ee gobolkaas maadaama aysan joogin ciidamo tiro ahaan iyo tayo ahaan wanaagsan.

https://youtu.be/rpHK-Rlxr_I

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com