Xaaladda deegaamadii ay ku dagaalameen ciidanka difaaca Puntland iyo Alshabaab ee buuraleeyda Galgala iyo deegaamada hoosyimaada ayaa maanta degan, iyadoona uu jiro khasaare kadhashay dagaalkaasi.
Taliye ku-xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland Cabdi Axmed Xaashi, ayaa Daljir u sheegay in saacadihii ugu dambeeyey ciidanka Puntland ay dileen 20 katirsan kooxda Alshabaab ayna qabsadeen fariisimo muhiim ah iyo agab ay lahayd kooxdaasi.
DHEGAYSO
COMMENTS