Siyaasi Cismaan Gamuure, Guddoomiyaha Ururka Run iyo Caddaalad oo kamid ahaa aasaasayaashii Puntland ayaa nasiibdaro ku tilmaamay in hoggaamiyayaasha Soomaaliya maanta ay u kala dabqadayaan shisheeye. Cisman ayaa sidoo kale sheegay in aan la isku hayn dan Soomaliyeed balse ay meesha taalo dan dad gaar ah.
Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu u waramay.
COMMENTS