COD-Gudiga dooorashada dadban ee Puntland oo lakulmay wakiilka Q.M.

Garoowe, Nov 08 2016–Gudiga doorashada dadban ee heer maamul goboleed ee Puntland ayaa maanta kulan laqaatay wafti uu horkacayey wakiilka xogahayah guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating.

Gudoomiyaha gudiga doorashada heer Puntland Nabadoon Khaliif Awcali oo warbaahinta lahadlay kulanka kadib ayaa sheegay inay kawada hadleen halka ay marayso doorashada heer Puntland iyo dhamaystirka xubnaha aqalka hoose ee haray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com