Col. Caarre “Dagaalka Somaliland waxaan ku gubnay sadex gaari” (dhegayso)

Col. Caarre “Dagaalka Somaliland waxaan ku gubnay sadex gaari” (dhegayso)

Col. Siciid Cawil Jaamnac Caarre oo hogaaminaya jabhadda Dulmi diid ee dagaalka kula jirta Somaliland ayaa sheegay inuu gaadiid ka gubay Somaliland, isagoona guulo ka sheegtay dagaalkii shalay kadhacay deegaanka Tabca  ee hoostagta degmada Cerigaabo.

Dhankooda ayuu sheegay inuu khasaare soo gaaray.

Maxamuud Cabdi Ibraahim oo Daljir Bosaso ku sugan ayuu u waramay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com