Iska-horimaad hubaysan ayaa dhexmaray ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan gobolka Haylaan, iyo dabley hubaysan oo la sheegay inay kamid yihiin Askar Dawlada Federalka ahi si qarsoodi ah uga qoratay goboladda Sanaag iyo Haylaan ee Puntland kuwaasoo la baxay dhaq-dhaqaaqa Maakhir.
Iska hor imaadkan, ayaan weli la xaqiijin khasaare ka dhashay, waxaana socota dadaal ay wadaan wax garadka deegaanka oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisada.
Faahfaahin kala soco Warbaahinta Daljir


COMMENTS