Liibaan Maxamed Warsame oo kamid ah ardayda sannadkaan ka qalinjabinaysa Kulliyada Xannaanada Xoolaha ee magaaladan Gaalkacyo ayaa Radio Daljir u sheegay in xilli roobaadka ay dhici karaan in ay dillaacaan xanuuno waqtiga roobka xoolaha la kowsada. Xanuunadaan ayuu Liibaan ku daray in ay dadka u sii gudbi karaan, gaar ahaan marka xoolaha daawada la siinayo.
Liibaan ayaa talooyin u soojeediyey xooladhaqatada.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS