Inta laxaqiiqayay sideed qof oo ubadan caruur ayaa u dhintay xanuunka jadeecada oo ka dillaacay degmada BaladXaawo e e gobolka Gedo ee Soomaaliya
Dr Maxamed Aadan oo kamid ah dhakhaatiirka isbitaalka BaladXaawo wuxuu Radio Daljir usheegay in ka badam 300 oo kiis ay diiwaan galiyeen,
Wuxuu sheegay in deeganada u dhaw BaladXaawo ay aad ugu faaftay Jadeecadu
Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uga waramay dhimashada xanuunkaasi ?
COMMENTS