Cuduro Makadhalan Karaan Xili Robaadka Biyaha Fadhiya Hareeraha Laamiga Garowe (dhegayso)

Cuduro Makadhalan Karaan Xili Robaadka Biyaha Fadhiya Hareeraha Laamiga Garowe (dhegayso)

iyado lagu guda jiro xili robaad ,gaar ahaan roobka dayrta ayaa waxaa jira biyaha roobka ee fadhiya inay kadhashaan cuduro kala duwan kuwaas oo saamayn ku yeesha.

Agaasimaha Cisbitaalka Somaal oo kuyaal Garowe Dr Cali ismaacil ayaa u sheegay daljir inay cuduro farabadan ay kadhashaan biyaha fadhiya hareeraha wadooyinka ama xaafadaha Garowe.

wuxuu sheegay in loo bahanyahay in la iska haagajiyo biyahaa lana iska ilaaliyo ,madaama cuduro ay kadhalan xaraan khatar ah.

Hoodo Axmed Ciise ayaa Waraystay Agaasimaha

dhegayso waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com