Culimaa, udiinka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose ayaa ka digtay cawaaqib xumida ka dhalan karta dadka caadaystay in Xabaalaha ku yala duleedka Magaalada Kismayo ay kala soo baxaan lafaha dadkii dhintay
Arinta ayaa layaab ku noqotay dadweynaha ku dhaqan Magaalada Kismaayo,Maamulka degmada ayaa waxcad ku maray in dadkaasi laga qaadi doono talaabo shariga waa faqsan.
Hoos kadhegayso codka
COMMENTS