Roob ka da’ay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa daadad kusoo rogay xaafadaha iyo goobaha ganacsiga ee magaalada Qardho, waxaana sidoo kalle hakad ku jira isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ee xaafadaha magaalada Qardho oo biyo xoogan ay buux dhaafiyeen, waxaana magaalada Qardho ay horay u ahayd dooxo la degay oo khatarteedu badantahay.
Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulaahi Maxamed Bare Caato iyo Nabadoon Maxamuud Siciid Aw-Muuse ayaa Daljir uga waramay roobabkii da’ay.
COMMENTS
Daljir boos ayaaan rabaa Shaqo qardho
dhanka farsamada ayaan u baahnahay