Wasaaradda deegaanka Puntland ayaa maanta magaalada Qardho ku qabatay kulan looga arrinsanayey siyaasadda daaqa iyo deegaanka Puntland, waxaana ka qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Qardho.
DHEGEYSO
COMMENTS