Diyaarad maanta ka ambabaxday Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay sii martay Magaalada Wajeer halkaasi oo sida caadada aheyd lagu baaray rakaabka diyaarada la socday iyo guud ahaan diyaarada intuba.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayay sababtii ka dambeysay in maanta diyaaradda lagu amro iney maraan magaaladda Wajeer xili la filayay iney toos utagaan magaaladda Nairobi.
DAAWO
https://youtu.be/pjcHUkaqZZI
COMMENTS