Ciidamada Danab ee maamulka Galmudug ayaa soo afjaray howlgalkii saaka ay ku qaadeen kooxdi werarka ku soo qaaday xaruntii Sheekh Cabdiwali Gar yare uu ku laaha magaalada Gaalkacyo .
Qaraxan ayaa waxaa mas,uuliyadiisa sheegatay kooxda Al-shabaab .
Daawo:-weerarkii ka socday xaruntii cabdiwali sh.cali cilmi afyare oo la soo gabagabeeyey iyo taliska ciidmada galmudug oo ka hadlay khasaarihii ka dhashay weerarkaasi.#share.
Posted by Ahmed Jamac Caano-Cadeeye on Monday, November 26, 2018
COMMENTS