Waxaa wali socda munaasbad wayn oo ay ka qaybgalayaan wafuud kasocda golaha wasiirada dowladda faderaalka, xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, issimo ka yimid gobolada Puntland, Somaliland, Galmudug, Jubaland, Hirshabelle iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.
COMMENTS