Baladwayne, Aug, 31, 2016 – Waxaa maalintii labaad ku sugan magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ah xilligaan musharax-madaxwayne 2016, waxaana uu maantay kulamo kale duwan la qaadan-doonaa qaybaha bulshada Baladwayne
Musharax Madaxwayne Cali Xaaji waxaa Baladwayne kusoo dhaweeyay Ugaaska Beesha Xawaadle iyo qaybaha bulshada Hiiraan. Maantayna waxaa uu bulshada Hiiraan kala hadli-doonaa arrimo quseeya marxalada Soomaaliya 2016
COMMENTS